CryptoCurrency Intermediate guide

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Casharkan hordhaca ah waxaad ku baran doontaa waxa koorsadani ku saabsan tahay, cidda loogu talagalay, iyo sida aad uga faa’iidaysan karto. Waxaa lagu sharxi doonaa waxa aad baran doonto iyo sida koorsadani kuugu diyaarinayso faham buuxa oo ku saabsan cryptocurrency.

Mahad Mooge

What Will You Learn?

  • Fahamka waxa ay tahay cryptocurrency
  • Sida ay uga duwan tahay lacagta caadiga ah
  • Macnaha decentralization (maamul la’aan dhexe)
  • Sida cryptocurrency loo diro loona helo
  • Sababta ay crypto u noqotay mid caan ah
  • Aasaaska sida crypto u shaqeyso
  • Doorka blockchain ee cryptocurrency
  • Faa’iidooyinka iyo caqabadaha crypto

Course Content

Module1: Sida Crypto loo Iibsado loona Isticmaalo

  • 1.Waa maxay Crypto Exchange?
    00:16

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet