Crypto-Currecncy Bigenners Guide
About Course
Koorsadan “Crypto-Currency Beginners Guide” waxaa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu si fudud oo cad u fahmo aasaaska cryptocurrency. Waxaad ku baran doontaa waxa ay tahay cryptocurrency, sida uu u shaqeeyo blockchain, taariikhda lacagaha dijitaalka ah, iyo sida si badbaado leh loogu bilaabo safarkaaga crypto.
Haddii aad tahay bilow ama aad leedahay aqoon kooban, koorsadani waxay ku siin doontaa faham aasaasi ah iyo kalsooni aad ku bilaabi karto barashada, maalgashiga, iyo fahamka suuqa crypto si nidaamsan.
Mahad Mooge
Course Content
Module 1: Hordhac Cryptocurrency
-
1. Taariikhda Lacagta
00:15 -
2: Waa maxay Cryptocurrency?
00:12 -
Quiz assignment
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
